Xassan Daahir Aweeys oo lasiidaayey

  Lixbilood kaddib waxaa lasiidaayey  xalay Xassan Daahir Aweeys oo ilaa 2006dii dagaal hubaysan kula jiray dawladda Soomaaliya kuna biiray kooxda dhiigyahabka ah ee Alshabaab Daahir Aweeys wuxuu farciddi leh uga badbaaday  khaarajiintii Godane markii uu si qarsoodi ah  uga soo dhuuntay magaalada Baraawe iyagoo doon yar oo kuwa kalluumaysiga ah kusoo dhuuntay,waxaa kale oo … Continue reading Xassan Daahir Aweeys oo lasiidaayey